Wacyi Gelin Covid19

Ururka MCAN ayaa waxaa beryahan wuxuu wadday Olole looga wacyigelinayaa Dadweynaha dhibaatooyinka iyo waxyeeladda faa’fida Cudurka Covid19. Oo dib u soo labo-kacleeyey,

Ing Xaliimo Maxamed Barow ayaa dadweynaha sharaxaaad uga bixisay sida looga hortagi karo, waxyeeladda Covid19. Ing Xaliimo ayaa tidhi “Coronavirus calaamadaha lagu gartaa waxaa ugu horeeyo Qandho. Qufac Qalllalan oo uu ruux waddayo Qiyaastii 2 Saac ku dhawaad. Oo isla markiib. Sambabadda saameeya, oo neefta ayuu qabtimaa ruux. Heer kulka ruux oo sare u kac, ayaa lagu gartaa Covid19. Dareenta Urta oo ruux ka tagta ayaa lagu gartaa, Dhuunta oo qalasho, Cun-cun ugu danbeyn ruux neefta ayaa dhibta.

Ing Xaliimo waxay kaloo sharaxaday siyaabaha loo hortagi karo, Adigoo joogga gurigaaga oo waxay tidhi “Isticmaal Liin dhanaanta iyo Biyo Kulul. oo isla socdda, waxay baabin karaan Jeermiska Bilowga ah, inta uusan gaarin Sambabdda. ka hor”. Waxay kaloo Ing Xaliimo sheegtay iney wanaagsan tahay, inuu ruux sameeyo Jimicsi si uu u helo Oxygen. ku filan Sambabadiisa. waxay dadweynihii ku dhiir gelisay iney sare u qaadaan habdhiska Difaac Jirkoodda”.

Cabdi Sheekh Cali Salaad ayaa isna dadkii uu wacyi gelineyey u sheegay in Covid19 Dadweynaha in si ay uga hortagaa iney Isticmaalaan cunooyinka ay ku badan tahay Alkaline-ka oo sababi kara inuuna jirka soo gelin Coronavirus. waayo Alkaline-ka wuxuu baabinayaa Jeemiska Covid19 waxaa lama huraan ah cunista Cunooyinka heerka Aashitadda Jeemiska ka sareeyo. sida:-

Mooska

Liinta Cagaaran

liinta Jaallaha

Avocaddo

Toonta

Cambaha

Cannaanaaska iyo Noocayadda Qudaarta sida salarka iyo Kabashka.

Cabdi Sheekh Cali Salaad ayaa dadweynaha ku dhiiri geliyey iney isaga daweynayaan waxyaabaha laga heli karo Deegaanadda Hirshabeelle.

 

 

 

 

 

Like this article?

Share on Facebook
Share on Twitter
Share on Linkdin
Share on Pinterest
Scroll to Top